Horudhac Warbixintan Billaha ah ee Diseembar 2025 waxay si guud…
Horudhac Warbixintan Billaha ah ee Diseembar 2025 waxay si guud u soo bandhigaysaa hawlaha, kulamada istiraatijiga ah, iyo horumarrada muhiimka ah ee ay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha ka hirgelisay heer qaran iyo heer dowlad-goboleed intii lagu guda jiray bisha Diseembar. Warbixintu waxay iftiiminaysaa dadaallada wasaaraddu ku hoggaaminayso isku-duwidda qorsheynta horumarineed, hirgelinta Qorshaha Isbeddelka…