Hannaanka Siyaasadda Dib-u-dejinta (Resettlement
Qorshaha Guud ee Siyaasadda Dib-dejinta (RPF) waxaa diyaariyay Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), wuxuuna ku saabsan yahay Mashruuca Soomaaliyeed ee Biyaha Adkeysiga Miyiga Qaybta II (WRR) ama “BARWAAQO”16.Ujeedada Horumarinta Mashruuca (PDO) waa in la “horumariyo adeegyada biyaha iyo beeraha ee bulshooyinka xoolo-dhaqato-beeralayda ah ee ku nool deegaannada qallalan ee Soomaaliya”17. Qorshahaan RPF wuxuu u adeegi doonaa…